Ciidamada darawiishta Galmudug Oo kala dhexgalay maleeshiyaad kudagaalamay Degaano hoosta Balanbal

Maanta ayaa waxaa loo balansan yahay in ladhamestiro dib-u-heshiisiin loo sameynayo labo Beelood oo walaalo ah kuwaas oo ku dagaalamay Deegaanka Balanbale ee Gobolka Galgaduud.

Waxgaradka, Odayaasha iyo Nabadooda ayaa arrintan siddii loo dhameystiri lahaa ka shaqqeynaya kuwaas kusii jeeda goobta uu shirku ka dhacayo.

Deegaanka Hardhis oo Dhanka Koofureed kaxiga ee Deegaanka Balanbal ayaa waxaa dhacaya Shirka Beelahan lagu heshiisiinayo halkaas oo Odayaashu Gogasha u dhigeen labada dhinac.

Ciidamada darawiishta galmudug ayaa kaladhexgalay maleeshiyaadkii dagaalamay xaalada deegaanadii lagu dagaalamay ayaa saaka degan