Ciidamad Amaanka Maamulka Galmudug ayaa fashiliyay Nin isku-soo xiray waxyaabaha qarxa kaas oo doonayay in uu isiu qarxiyo goob ay ku sugnaayeen Madax ka tirsan Maamulkaas oo ku taalla degmada Guriceel ee Gobolkani Galgaduud.
Goobta ay ka dhaceysay Munaasabada xuska baroordiiqda ayaa waxaa ku sugnaa Madax uu ka mid yahay Madaxa xukuumadda Maamulka Galmudug,balse Ninkii ay ciidamadu qabteen waxa ayna Geeyeen Xabsiga Degmada Guriceel waxa ayna Shegeen in ay Baaris ku Sameyn donan Warbaahintana Ay lawadaagi Donaan.