Ciidamada Xooga Dalka oo Gudaha u Galay Mid Kamida Difaacyadii AS

Ciidanka xooga dalka gar ahaan 21-aad ee milatariga Soomaaliya ayaa maantay gudaha u galay mid ka mida difaacyadii ay kooxda AS ku laheyd Buurta Yacgoos ee koofurta gobolka Mudug
Howlgalkaan waxa hogaaminayey Taliyaha qeybta 21-aad ee ciidanka dhulka xooga dalka Gaashaanle sare Cabdi Salaad Cali waxaana ku wehlinayey Gudoomiyaha Baxdo Mohamed Abdulahi Muse iyo Taliyaha ururka koowaad ee Daraawiishta Galmudug Macalin Abdi Daa’uud
Ciidamada xooga dalka ayaa mid mid u dul istaagay difaacayadii kooxda waxaana dab la qabad siiyey goobaha lagala wareegay difaacyada lagala wareegay
+12
All reactions:

31