Ciidamada xooga oo dagaal ku qaaday xubno AS ah oo dad shacab ah afduubtay..

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Dagaal ka socda Deegaano ka tirsan Gobolka Galgaduud Ciidamada Dowlada ayaana Duulaan ku qaada kooxda AS.
Duleedka Deegaanka Waniille ee Gobalka Galgaduud waxaa ka socda dagaal culus, Ciidamada XDS ayaa weerar ku qaaday xubna ka tirsan AS oo laba ruux oo shacab ah ka afduubtay duleedka Deegaanka.
Ciidamo ka tirsan XDS oo ka baxay Magaalooyinka Ceeldheer iyo Mesagawey ayaana weerar ku qaaday xubna ka tirsan AS.