Ciidamada Ahlusuna Waljamaaca oo Kamid ah Tirarka Ugu Muhiimsan Ee Dagaalka Kooxda AS ayaa lagu Soo bandhigay Furimaha Hore ee Deegaanada Hoostaga Magaalada Ceelbuur.
Saraakiil Katirsan Ciidamada Xooga dalka iyo Masuuliyiin Katirsan Galmudug Ayaa Goobjoog ahaa Madashaan Waxaa Ay Kula Dardaarmeen In ay Kaalinta ay Ku laahaayeen Dagaal Kooxda AS ay Dib U bilaabaan.



