Ciidamo ka tirsan Hay’adda NISA oo Hawlgal ka sameeyay degmada Bardaale ee gobolka Baay

Ciidanka Hay’ada Nabad Sugida Iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee ku sugan Degmada Bardaale ee Gobolka Baay ayaa Howgal lagu  sugaayo amniga ka sameeyey Gudaha Degmadaas

Howgalka oo ahaa mid lagu sugaayey amiga ayaa Ciidanka waxay ka sameeyeyn barkontroolada laga soo galo Magaalada qaar kamid ah xaafada iyo Suuuq weyn Ee Degmada Bardaale ee gobolka Baay

Inta uu howlgalka socday Ciidanka waxay baarayeen Baabuurta isticmaala Wadooyinka iyo Dadka.

Howgalka waxaa hogaaminaayey taliyaha Nabad Sugida Degmada Bardaale osman Hassan maxamed.

Mudooyinkoo dambe Degaanada Koofur Galbeed waxaa ka socday Hawgalo lagu sugayo Amniga oo ka dhab ah ah Alshabaab