Ciidamo uu hugaaminayo Genaraal caanood Oo howgalo Kawada marko

Ciidamadii uu hoggaaminaayay Generaal Caanood ee shalay la wareegay Magaalada Marko ee Caasimadda gobolka Shabeelaha Hoose ayaa bilaabay howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab.

Ciidamada ayaa shalay ilaa maanta howlgallo ka wadda Xaafaddaha ay ka kooban tahay Magaalada Marko.

Generaal Caanood ayaa soo muuqday, isaga oo dhex logeynaya Magaalada Marko.

Ciidamada AMISOM ayaa ku biiray howlgalka ka socda degmada Marko, waxaana AMISOM ay Bogaadisay la wareegitaanka Marko.