Ciidanka Dowlada Oo howlgalo Ay Sameeyen dad ku Soo qabtay

Kadib markii Maalin ka hor Ciidamada kummaandooska Soomaaliya ee Danab iyo Gor-gor ay Al-Shabaab ka saareen degaannada Jilib Marko iyo Gendershe eeĀ  Gobolka Shabeellaha hoose ayaa waxay billaabeen howlgallo baaritaanno ah oo ay ku xaqiijinayaan ammaanka degaaannadaasi.

Saraakiisha Ciidanka ayaa waxay sheegeen inay howlgalka kusoo qabteen rag lala xiriirinayo inay ka tirsanyihiin Al-shabaab kuwaasi oo haatan ay ku socdaan baaritaanno lagu kala saarayo

Deegaannada Jilib Marko iyo Gendershe eeĀ  Gobolka Shabeellaha hoose ayaa dhowr jeer waxaa la wareegay Ciidamada Dowladda Soomaaliya,hayeeshee ay dib ula wareegeen Al-Shabaab,sidoo kale Maalin ka hor at la wareegeen Ciidamada Dowladda Soomaaliya.