Culimada Soomaaliyeed oo Bulshada uga digaysa dhibaatooyinka uu leeyahay Gudniinka fircooniga kaasoo dhibaato ba’an ku haya Dumarka Soomaaliyeed.