DAAWO GABAR SOOMALIYEED OO JEBISAY CAADOOYINKII BULSHADA SOOMALIYEED

Ubax Maxamuud waa gabar Soomaaliyeed oo jebisay caadooyinkii bulshada somaliyeed ,waxa ay ka shaqesaa shaqo aan horey looga baran gabdhaha ,waa makaanik iyo garsoore kubada cagta Ubax Mahamud is a Somali girl who broke old traditions. She does jobs girls don’t usually do ,she is a mechanic and a football referee.