Shir looga hadlayay xaalada guud Ee Amniga Deganada Dowladda Galmudug Ayaa looga hadlay dhacdo xanuun badan oo Shaley kadhacday xadka kala qeebiya Galmudug iyo dowlad Degaanka Shirka waxaa kasoo qeebgalay dhamaan
Talisyada aminiga GalmudugTaliyaha Boliskaska, Galmudug G/sare khaliif cabdule maalin Taliyaha NIS Galmudug faysal ibrahim caanood. Taliyaha bolisk,qaybta gobolka gal.gaduud G/le qalbi axmed cali.Taliyaha gobolka galgadud NIS bile shire maxamud,Taliyaha howlgelinta boliska,gobalka galgadud L/xle liibaan cabdi cismaan
Taliyaha NIS dhusamare axmed c/laahi cisman,Taliyaha saldhiga dhusamareb
DHame Nuur cilmi maxamedTaliyaha NIS C/waaq cabdi xaashi faarax
Taliyaha Qeebta Boliska’gobalka Galgaduud G/ shaanle Qalbi Ahmed Ali oo markii shirka Soo dhamaday warbahinta lahadlay Ayaa tacsi udiray Eheladii ey kageeriyoodeen falkii bahal-nimada ahaa Ee lagu xasuuqaye carruur saqiiro ah oo wax dambiya aan geysan Taliyaha ayaa faray dhamaan talisyada Degmooyinka galin soor cadaado caabudwaaq
Huurshe dhamaantood in kahool galaan soo qabtaan Dambiilayashii dhibkaas geystay lamaha Amniga intooda kale waxeey udiyarsan yahiin in ey ka Holgqlaan Caladalada la hor geeyo kama heyreyno meelkasta oo ey galaan,
https://www.youtube.com/watch?v=qDt3d2A6MsY