Daawo: Munaasabad lagu weynenayo Bisha Rabiicul-awal ee uu dhalashay Xabiibkeena MUXUMED (NNKH) ayaa lagu qabtay Madarasada Irshaad ee ku yaal Waaxda Kaah ee Degmada Guriceel.