DAAWO: Siyaasiga Faarax Macalin oo dhaliilay Wadahadalka Ethiopia iyo ONLF

Siyaasiga Faarax Macalin oo horay usoo noqday Gudoomiye ku xigenkii Baarlamanka Dalka Kenya ayaa si kulul ugu hadlay wada hadalada Dalka Kenya kaga socda Dowlada Ethopia iyo ururka ONLF oo ay garwaden ka tahay Dowlada Kenya.

Faarax Macalin ayaa shegay in Ururka ONLF uu ku qaldamaya wada hadalkaas isla markaana qorshaha itoobiya uu yahay in dhulka haysato ONLF laga baxsado kheyraadka ku jiro kadib dhagaha laga fureysan doono waa sida uu hadalka u dhigaye.

https://youtu.be/8NfyNtvkd7I