Dhallinyarada Muqdisho ayaa shaki ka muujiyay sida loo maamuli doono fursadaha shaqo ee lagu soo bandhigi doono hannaanka online ka ah ee ay dhawaan hirgalisay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada. Will Youth in Mogadishu trust the job opportunities advertised on the newly launched National Job Portal? And will the process be fair and transparent?