DAAWO:Baaq culus ee Ugaaska Beesha Cayr Ugaas Xasan u diray Beel weynta Habargidir

“”Dowladda markii hore Amniga ayada ayaa u xilsaarneed, hadana dhaqanka Beesha, waxa uu diyaar u yahay inuu la shaqeeyo mar walliba”. Ugaaska Beesha Cayr, Ugaas Xassan Ugaas Maxamed Ugaas Nuur.