Dab Qasaaro Geystay Oo Ka kacay Kaalin Shidaal Oo ku taala Degmada guriceel

Dab Xoogan Ayaa waxa uu ka kacay Kaalin Shidaal Oo Ay lee dahay Shirkada beder guriceel dhamaan Waxaa Gubtay Maqaayadii Shirkada

Dadaal dheer kadib Bulshada ayaa ku guuleystay in uu San dabi ku sii faafin gooba kale Oo Ganacsi

Dabka ayaa waxaa kadhashay Qasaaro hantiyeed walow ay jiraan dad dhaawac ka Soo Gaaray