Waxaa lagu guuleystay Daminta Dabkii ka kacay Kaalin Shidaal Oo kutaalay Degmada Guriceel.
Dabka Ayaa waxaa kadhashay Qasaaro hantiyadeed waxaana dhamaan burburay dhismihii Xarunta Beder guriceel.
Waxaa jira dhaawacyo Soo Gaaray dadkii ku howlanaa daminta dabkan .
Ma,ahan markii ugu horeysay Oo Uu Dab ka koco Degmada Guriceel guriceel magaaladu mala,ahan wax dab damis taasi ayaa Sababtay in dabka laxa kameyn waayo.