Dad kabarakacay Dagaalo udhexeeya Ciidamada Dowlada iyo Shabaab

dhaxeeyay Ciidamada Dowladda iyo Al-Shabaab uu ka dhacay deegaanka Jilib Marka oo ka mid ah deeganada hoostaga Magalada Marka ee Xarunat gobolka Shabeellaha Hoose.

Dagaalkaas oo soo gaaray xalay fiidkii ayaa waxaa uu saameyn ku yeeshay dadka ku nool deegaanka Jilib marka,kuwaas oo sheegay inay casbi dareemeen.

Mid ka mid ah dadka deegaanka jilib Marka oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in badi dadkii ku sugnaa deegaankaas ay barakaceen,iyaga oo ka casbi qaba inay waxyeelo ka soo gaarto dagaalkaas.