Dadka deegaanka Ceel-baraf ee gobolka Shabeellada dhexe ayaa markii ugu horreysay u dabbaal degay aas aaskii dowlad goboleedka Hirshabeelle.