Dagaal Xalay Kabilawday Deegaanka Xeraale iyo Faah Faahino Ka Soo baxaya

Faah Faahino Dheeraad ah ayaa Ka Soo baxaya dagaal Xalay Saqdii Dhexe kabilaawday deegaanka xeraale Ee Gobolkani Galgaduud kaas oo dhaliyey khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Dagaal Ayaa udhexeeya Maleeshiyaad Degaanka ah iyo Ciidamada Ahlusuna ee ku Biiray Galmudug Dadka deegaanka ayaa Sheegay in ay Xalay Ku Soo baraarugeen dhawaqa rasaasta ay labada dhinac isu adeegsanayeen.

inta laxa qiijiyay waxaa ku dhintay ilaa iyo afar ruux oo ah dhiancyadii dagaalamay

Dadka deegaanka ayaa sheegaya in ay Kacabsi qabaan in markale dushooda lagu dagaalamo

Weli Mas’uuliyiinta Maamulka Galmudug kama ay san hadlin dagaalka Xalay Kadhacay degaanka Xeraale Ee Gobolkani Galgaduud.