Dagaaladda ka dhaca Deegaanadda ku dhow Degmadda Balanbal oo ku dhowaad hal Qarni aan wali xal loo hellin.

Dagaaladda iyo Dilalka ka dhaca deegaanadda hoostaga degmadda Balanbal ee Gobolka Galgaduud oo soo jirray muddo ku dhow hal Qarni ayaan wali xal loo hellin‼️

Warbaahinta Galgaduud ayaa Warbixintan idinkaga diyaarisay.

Tabiye: Abdikadir Guure Barre.

Halkan hoose ka Daawo Warbixinta.