Deg Deg: Maxamuud Siraaji oo ku guuleystay Kursigii Cabaas Siraaji ka geeriyooday

Waxaa goor Dhaw Doorasho ka dhacday Kismaayo loogu doortay Maxamuud Siraaji inuu buuxiyo Kursigii Walaalkiis ee ka geeriyooday ee Cabaas Siraaji ee Barlamaanka Somaliya.

Maxamuud Siraaji ayaa guud ahaan helay Codadka 51 Ergo ee Doorashadda waxaana la tartameysay Gabar lagu magacaabo Canab.