DHEGEYSO:Mooshin laga gudbiyay Gudoomiye Jawaari

Mooshinkan oo ka dhan ah Gudoomiyaha Barlamaanka Somaliya Prof Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari ayaa waxa ay Xilibaano ka tirsan Barlamaanka Somaliya u gudbiyeen Gudoomiye ku xigeenka Kowaad Mudane C/wali Shiikh Muudeey, waxayna Gudoomiyaha ku edeeyeen xil gudasho la’aan.

Wararka ayaa sheegaya in Mooshinkan ay gadaal ka riixayaan Madaxtooyadda iyo Xafiiska Raysulwasaraha si looga hortago Mooshin kale oo Xilibaano kale ay ka wadaan Raysulwasaare Kheyre.

Hoo kadhegeyso codka xildhibaan jeesow