Dowlada Soomaaliya ayaa Mudo 72-Sacaadood u qabatay inuu dalka Uga baxo La-taliye Cali Maxamed Aadan oo Katirsan Safaarada Itoobiya ee Soomaaliya.
Dowlada Soomaaliya ayaa ku eedaysay Shaqsigaan inuu Jabiyay Qodobada 41-aad iyo 42-aad ee Hishiiskii Veinna Ee Sanadkii 1961dii la gaaray kuna Xadgudbay Madaxbanaanida Soomaaliya .