Warsaxaafadeed kasoo baxay DFS ayaa lagu sheegay in ay guulo ka gaaray in dagaalka dhinaca maaliyadda ah oo qayb ka ah Istiraatiijiyadda lagula dagaalamayo AS, sida dagaalka fikirka iyo ka ciidanka, dowladdu ay horumar la taaban karo ka samaysay.
Halkaan hoose ka aqriso:


