DHAGAYSO:Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug oo warayi gaar ah siiyay radio galgaduud ayaa sheegay Hishiishka Ahlusunna iyo Galmudug ay Sababi Karto in alshabaab lagala Wareego deegaano horleh.

Madaxweyne Ku Xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Maxamed Cabdi Xaashi Carabay oo Waraysi Gaar ah Siinayay Radigalgaduud kaas oo ku saabsan arimaha dib u Hishiisiinta ,, Shaqa abuurka deegaanada Galmudug, arimaha Abaaraha iyo Dagaalka ka dhanka ka ah Alshabaab.
Waxaa uu Sheegay Madaxweyne ku xigeenka Galmudug in ay dib u hishiisiin ay Dhexdhigayaan Beelaha wada Waga hiiraan iyo Galgaduud.

Waraysiga Waxaa layeeshay Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug Cabdi Xaashi Carabay Wariyaha Radiogalgaduud Cabdinuur Faarax Xassan.

HOOS KA DHAGAYSO WARAYSIGA.