(DHAGEYSO): Barnaamijka Tubta Nabadda Qeybta 176aad.

kusoo dhawaada Barnaamijka Tubta Nabadda qaybtii 176 aad oo aad ka dhageysataan Radio Galgaduud jimco walba 14:30 Galabnimo.

Barnaamijkan waxaa soo saara Xafiiska Qaramada Midoobay ee Somaliya UNSOM, waxaana Barnaamijka qaybta labaad aan kusoo qaadanaa  su’aasha Barnaamijka todobaadka oo aad aragtidiina uga qayb qaadataan.

Halkan hoose ka dhageyso Barnaamijka oo dhameystiran.