Gudoomiyaha gobolka Hiiraan, Ali Jeyte Osman oo dhawaan xilka laga qaadey ayaa shaley magaalada Beled-Weyne ka sheegey, in madaxweyne loogu doortey kulan ka dhacay magaalada. Cali Jeyte ayaa sheegey in ay dadka reer Hiiraan xilkaasi u doorteen.