Dhageyso: Radio Galgaduud oo ka wareysatay Gudoomiyaha Maxkamadda darajadda kowaad ee Galmudug xukunka Wariye Toxoow

Maxkamadda Darajadda kowaad ee Ciidamadda Galmudug ayaa maanta Xukun xabsi ah oo gaaraya 6 Bilood ku riday Wariye Maxamed Cabdiwali Tooxow oo ka tirsan Universal Tv iyo Radio Kulmiye waxaana loo ogolaaday inuu Racfaan qaadan karo muddo 48 Saac ah.

Goobta Xukunka ka dhacay ayaysan joogin Wax qaareen ah ama Urur Saxafadeed si ay ula socdaan Dacawadda uguna doodaan Wariyaha.

Hadaba Radio Galgaduud ayaa arimaha go’aan ka Maxkamadda ka wareysatay Shiikh Xasan geerte oo ah Gudoomiyaha Maxkamadda Darajadda kowaad ee Galmudug.

Hoos ka dhageyso Codka Shiikh Xasan Geerte