Dhageyso Saraakiisha ciidanka xasilinta amniga muqdisho ayaa kulan ku saabsan dardar gelinta amniga caasimada laqaatay Wasiiro katirsan XFS iyo Maamulka Gobolka Banaadir.

Saraakiisha ciidanka xasilinta amniga muqdisho ayaa kulan ku saabsan dardar gelinta amniga caasimada laqaatay Wasiiro katirsan XFS iyo Maamulka Gobolka Banaadir.