DHAGEYSO: Xildhibaan dalxa amniga waxaa lagu sugi karaa daraaseyn lagu sameeyo……..

Xildhibaan Maxamed Cumar {Dalxa} oo kamid ah mudanyaasha baarlamaanka fadaraalka Ee soomaaliya oo waraysi gaar ah siiyay radiogalgaduud kaasi oo kusaabsan arimaha Amniga ayaa waxaa uu sheegay in amniga dalka lagu sugi karo daraasaad laga sameeyo Wax yaabaha keeni kara amni darada.

Dhanka kale xildhibaan Dalxa ayaa waxaa uu sheegay in loo baahanyahay in lahowl Galiyo saraakiishii hore ee dowladii soomaaliya,
Waraysigaasi oo dhinacyo badan taabanaya waxaa layeeshay Xildhibaan Maxamed Cumar {Dalxa} wariyaha radiogalgaduud Cabdinuur faarax xassan {yaame}

Hoos kadhagayso waraysiga oo dhamaystiran,