Dhalinyarada Soomaaliyeed waxay wajahaan shaqo la’aan baahsan.

Dhalinyarada Soomaaliyeed waxay wajahaan shaqo la’aan baahsan, balse waxaa jira qaar abuurtay fursado ganacsi oo shaqaaleysiiyay qaar ka mid ah dhalinyarada.