Dhaqanka Soomaaliyeed waxaa ku jira nidaamyo dhaqameed sida shirarka odayaasha, guurtida, iyo nabadoonada oo lagu xaliyo khilaafaadka. Tani waxay badbaadisaa dhiig daadasho waxayna horseeddaa nabad waarta.nabadoon maxmed