Ciidamadani oo ah kuwii ahalusuna waljamaaca oo isugujiray nabad sugid iyo boliis
Ayaa manta sirasmi ah loogu wareejiyay madaxweynaha mamaulka galmudug
Axmad Ducaale Geele (Xaaf) ciidamadani yaa heli doona xuquuqda ay leeyihiin
Ciidamada maamulka gamudug.
Munaasabad ciidamada lagu warejinayay oo lagu qabtay Magalada Dhuusa-mareeb
Ayaa waxaa kasoo qeyb galay madaxda maamulka Galmudug saraakiisha ciidamada
Iyo Gudoomiyaha ahalusuna waljamaca Macalin Maxamuud Shikh Xasan.
Intii ay munaasabadu socotay ayaa siwadajir ah Nuqul ay kuqorneyd wareejinta ciidamad
Waxaa ukala saxiixday madaxweynaha Galmudug Axmad Ducaale Geele Xaaf iyo
Madax xukuumada Galmudug Shikh Maxamad shaakir Cali Xasan ahaana Hugaamiyihii ahalusuna.
ugu horeyn halkaasi waxaa kahadlay Gudoomiyaha ahalusuna waljamaca iyo saraakiisha Ciidamada madaxweyne kuxigeenka galmudug madaxa xukuumda iyo madaxweynaha Galmudug oo ladardaarmay ciidamadii lagu wareejiay