DHEGEYSO:>Degmada guri-ceel Oo siweyn looga ciiday maalinta koobaad ee ciidul Adxaa

Iyadoo maalintii labaad ee ciidul Adxa laga ciidayo Magaalda Muqdisho iyo guud ahaan caalamka islaamka ayaa Degmada Guriceel  iyo magaalada dhuusa-mareeb Manta waxa ay u,aheyd Maalinta koobaad ee ceedul  Adxa.

kadib Markii garsoorka  Degmada guriceel ee Maamulka Galmudug Ay kudhawaaqeen in Aysan aheyn maalin ciida maalintii koobaad Oo laga ciiday Magaalada Muqdisho.

Hadaba qaar kamida shacabka Degmada Guriceel ayaanu ladhexqaadnay makarafoonka Radiogalgaduud waxa Ayna kahadlayaan dareen kooda ku aadan maalinta koobaad ee ceedul Adxa.

Hoos kadhegeyso codka shacabka degmada guriceel