DHEGEYSO:>Heshiis laga Gaaray Colaadii katagneyd Deegaano katirsan Degmada Balanbale

Heshiis hordhac ah ayaa laga gaaray Colaadii katagneyd Deegaano Katirsan Degmada Balanbale ee Gobolkani Galgaduud Colaadi ayaa Aheyd Mid mudo soo jirtay Ugu danbeyntii Waxgaradka Labada dhinac ayaa Shelay heshiis Horu dhac ah kagaaray Colaadaasi.

Labada Ugaas ee labada Beelod Oo warbaahinta lahadlay Ayaa Waxa Ay sheegen in heshiis horu dhac ah lagaaray Ciidamadiina  laka Qaaday Aamaankana Ay Sugayaa Ciidamada Dowlada Somaaliya iyo Ciidamada Darawiishta Galmudug.

Sidoo kale halkaasi waxaa goob joog ka haa Madax kasocota Madaxtooyada Somaaliya Odayaasha Ayaa sheegay in  loo balay  Heshiis kama danbeys ah Oo lagu Qabanayo Degmada guriceel.

Warbixin umuurahaasi ku saabsan waxaa soo jeedinaya Cabduqadir Guure Barre.