DHEGEYSO:>Madaxweyne Xaaf iyo Madaxa Xukuumada Oo kaqeybgalay Xaflagu lagu soo dhoweynayay dhalashada (NNKH)

Xaflad lagu Soo dhoweynayay dhalashada Nabi Geena Muxamed (NNKH) Ayaa lagu qabtay Degmada Guriceel waxaana kasoo Qeybgalay Madaxweynaha Maamulka Galmudu Axmed Ducaale Geele (xaaf) iyo Madax Xukuumada Maamulka Galmudug.

Ugu horeyn halkaasi waxaa kahadlay G/degmada Guriceel Abdulaahi maxamed Barre isagoona Masuuliyiinta ku soo dhoweeyay Degmada Guri Shegeyna Guriceel in Ay tahay Meeshii ugu horeyday oo Alshabaab lagula Dagaalamo.

Sidookale halkaasi waxaa kahadlay Madaxa xukuumada Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan isagoona kudheeraaday kahadalka siirada  Nabi Geena Muxamed (NNKH)

Dhianaca kala waxaa halkaasi Qudbad kasoo jeediyay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale isagoona Sheegay in Ay jiraan Dad kaxun hurumarka Maamulka Galmudug islamarkaasina utaagan jilaafeynta Maamulkiisa isagoona Bulshadii kasoo Qeybgashay Munaasabada ugu booqay in Ay isku Duubnaadaan.

Hoos kadhgeyso codadka Madaxa xukuumada iyo madaxweyne XaafÂ