DHEGEYSO:>Odayaasha Dhaqanka Degmada Guriceel Oo Baaq Udirya Madaxweyne Farmaajo

Kadib Kulan Odayaasha dhaqanka ay Kuyeesheen Degmada Guriceel Ayey Ku soo dhoweeyeen heshiiskii lagu gaaray Degaan Hoostaga Degmada Balanbale Ee Gobolkani Galgaduud.

Waxgaradka Ayaa Madaxweynaha Jamuuriyada Somaaliya Ugu Baaqay in uu kasoo boxo  balanqaadkii sii Ahaa in uu Qeyb Qaadanayo Nabadeynta Gobolka.

Dhianaca kale waxa Ay Cod dheer udureen Jaaaliyadaha Kasoo Jeeda Beelaha Dirirto dhexmartay Waxa Ayna Ugu Baaqeen in Ay Hill iyo hooba lagarab istaagaan Sidii loo xalin lahaa Colaadaasi Kataagan Deegaaano Hoostaga Degmada Balanbale Ee Gobolkani Galgaduud.

Hoos kadhgeyso codadka Nabadoon Maxamad Aadan Rooble iyo shikh Cabdi karim Maxamed Warsame