DHEGEYSO:>Odoyaasha dhaqanka beelo kudagaalmay G/hiiran oo kubaaqay in dagaalka lajoojiyo

Qaar kamida odoyaash dhaqanka Maamulafa Galmudug iyo Hirshabaabe ayaa kubaaqay in lajoojiyo colaadaha kasoo cosboonaaday qeybo kamida ah deegaanad Gobolka Hiiraan Waxgaradka yaa cod dheer udiray beelaha walalaha ah oo dirirtu udhexeyso waxa ayna ugu baaqeen in ay dagalka joojiyaan.

Dhanka kale odoyaal dhaqameedka ayaa codsi udiray dowlada dhexe ee somaaliya iyo maamulada galmudug iyo hirshabeele.

Hadalka odoyaash dhaqanka ayaa ku soo aadaya xili uu dagaal markale dib uga qarxey qeybo Katirsan Gobolka hiiraan dagaalka yaa sababay qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhawac warar ugu danbeyay oo ay heleyso Radiogalgaduud ayaa wax ay kuwaramayaan in weli xiisaduhu sidii utaagan yihiin lagana cabsi Qabo in uu dagaalku sii socda.

Hoos kadhegeyso codka odoyaasha dhaqankaÂ