DHEGEYSO:>Qaarkimda Xildhibaanada Cusub ee Galmudug Oo Kulan laqaatay Odayaasha Dhaqanka iyo Dhalin yarada

Qaar kamida bulshada kudhaqan Magaalada Dhuusamareeb sida odoyaasha dhaqanka iyo dhalinyarada ayaa kasoo Qeybglay Xaflad lagu taagerayay qaarkamida xildhibaanada Cusub oo kasoo muuqday liiskii Xildhibanada dhowaan lasoo magacaabay.

Xafladani oo isugu jirtay casho sharfa iyo dhiirigelin ayaa dhalin yaradii kasoo qeybgashay Waxa ay Kubogadiyeen Xildhibaanada cusub in ay kaqeyb qataan sidii shaqo abuur loogu Sameyn lahaa dhalin yarada kudhaqan deegaanada galmudug.

Dhanka kale xildhibaanadii looqabaty munaasabada  ayaa uga mahad celiyay Dhalin yaradii soo qaban Qaabiyay munaasbada iyagoona sheegay in ay kaqeyb qaadanayaan talaabo kasta oo lagu hormarinayo Deegaanada galmudug.

Hoos kadhegeyso codka qaarkamida dhalinyardii kasoo qeybgalay munaasabad iyo xildhibaanad looqabtay xaflaad