Dhuusomareeb oo yeelan doonta Golle Degaan

Magaaladda #Dhuusomareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa lagusoo daray Magaalooyinka laga hirgalinayo Doorashada Golaha Degaanka oo Dadku ay soo dooranayaan Maamulka Magaaladda.

Go’aankaan ayaa yimid kadib markii kulankii 7aad ay Magaaladda Muqdisho ku yesheen Masuuliyiin kala matalayay Wasaaraddaha ka shaqeeya arimaha Gudaha iyo Dib u heshisiinta ee Dowladda Dhexe iyo Dowladda Goboleedyadda Dalka ka jira