Isku-Soobax Looga Soo Horjeeday Xasuuqii Kooxda AS Ka gaysatay Magaalada Muqdisho Ayaa ka dhacay Gudaha Caasimada.
Banaanbaxaan oo Ay Qayb Ka ahaayeen Masuuliyiin Katirsan Dowlada Soomaaliya Ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho Qaasatan Xeebta Liido oo ah Halkii uu ka dhacay Qaraxii Dadka badan Ay Ku dhinteen.




