Dilal laxariira Anooyin Qabiil oo kadhcay deegaano katirsan Gobolka Hiraan

wararka naga soo gaaraya Degaanka dabayoodley oo katirsan Gobolka hiiraan ayaa waxa Ay Sheegay in halkaasi lagu dilay nin oday ahaa oo loo dilay fal laxariira anooyin qabaail ninka ladilay Ayaa dadiisa lagu sheegay 70 jir xilga ladilay ninkan Ayaa lesheegay in ay aheyd xili Maqrib ah.

Dadka deegaan ka ayaa inoo sheegay in ay goobta kabaxsadeen ragii dilka geystay.

Dilka ninkan aya ku soo Aadaya xili Degmada matabaan uu kafurmay shir lagu heshiisiinayo Labada beelood oo dirirtu kudhexmartay qeybo katirsan Gobolka hiiraan odoyaasha dhaqana labada dhinac oo aan laxariirnay ayaa inoo sheegay in Aysan waxba kabedeleynin dilka dhacay Gogasha taalada Magaalada Matabaan.

Dhinaca kale odayaasha dhaqanka Waxa Ay ku eedeeyen Shabaab in ay kadan beeyeen dilalka laxariira anooyinka qabaailka oo deegaanadaasi kadhacaya.