Doorashada kursi kamid ah golaha Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta lagu qabtay Baydhabo

Guddiga KMG ee doorashooyinka ayaa maanta Baydhabo ku qabtay doorashada kursiga tirsigiisu yahay GSH #176

Doorashada korsigan ayaa waxa ku tartamay labada murashax ee kala ah Mukhtar Mohamed Mursal iyo Khadiijo Samow Cabdi.

Mukhtaar Mohamed Mursal. ayaa ku guulleystay kurisaga GSH # 176  kadib markii ay tanaasushay Khadiijo Samow Abdi, sidaasna waxaa gacantaag loogu codeeyay Mukkhtaar Mohamed Mursal oo helay 101 cod ee ergada madasha ku sugnee