Dowlada oo guulo ka sheegatay dagaalo ka dhacay Gobolka Mudug. 23/02/2023 FacebookTwitterLinkedinEmailPrint Warsaxaafadeed kasoo baxay Dowlada Soomaaliya ayey ku sheegtay in Dagaal culus oo saacado badan socday ka dib ciidamadu ku jabiyeen kooxda Alshabaab, waxeyna ka sareen godadkii ay ku jireen Deegaano ka tirsan Galmudug, gaar ahaan Gobolka Mudug.