Dowlada Oo Mudo Kooban Fasaxday garoomada Dalka

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in duulimaadyadda dalka ay fasaxday muddo labo maalmood ah si ay dalka u yimaadaan Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee Caalamka ku xayiran .