Dowlada Somalia oo warsaxaafadeed kasoo saartay dagaaladii m 05/06/2026 FacebookXLinkedinEmailPrint War-saxaafadeed Muqdisho, 05, Juun, 2026- Ciidamada Amniga ayaa soo gabangabeeyay hawlgal qaatay muddo 48 saac ah kaas oo ay uga hortagayeen Maleeshiyaad abaabulan oo doonayay in ay xaalad Amni darro ka abuuraan Magaalada Muqdisho.