Dowlada Soomaali oo sheegtay in ay soo afjareen Weerar Dagaalamayaal ka tirsan Alshabaab ku qaadeen guri ku yaala D/Cabdicasiss ee G/Banaadir.

WAR SAXAAFADEED
MOGADISHU, 21 February 2023: Ciidamada Amniga Soomaaliya oo Warsaxaafadeed kasoo baxay ku sheegay in ay soo afjareen weerar Koox dagaalamayaal ah oo ka tirsan Alshabaab  ay ku qaadeen Guri ay ku sugnaayeen Dad Shacab ah oo ku yaalla degmada Cabdicasiis, ee Gobolka Banaadir Abaaro 3:00PM ee Galabta.