Dowlada Soomaaliya oo ka hadashay xiisada kasoo cusboonaatay Bariga dhexe baaqne u dirtay dhammaan dhinacyada ku lugta leh.

Dowlada Soomaaliya ayaa ka hadashay xiisada kasoo cusboonaatay Bariga dhexe waxa ayna sheegtay in si weyn uga walaacsan tahay xaaladaha ka soo kordhay, waxayna si adag ugu baaqaysaa dhammaan dhinacyada ku lugta leh inay si deg deg ah u joojiyaan.

Warqadaan qoraalka ah ayaa sidoo kale lagu cadeeyey in Xasilooni darada iyo xiisadahan oo kor u sii kaca ay khatar ku yihiin xasioonida gobolka, nabadda iyo amniga caalamka oo dhan.

Hoos ka aqriso.