Warsaxaafadeed kasoobaxay Dowlada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Ciidamada Xooga iyo Saaxiibada Caalamiga ah oo sikaashanaya ay kooxda AS ka dileen in kabadan 60 xubnood Weearakii ay kooxdu kusoo qaaday D/Owdhiigle ee G/Shabeelaha Hoose.
Hoos ka aqriso:
